Mid kamid ah maamul goboleedyada dalka oo ku dhawaaqay in beri Ciid tahay

Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa caawa shaaciyay in deegaano katirsan maamulkaasi laga arkay bisha Shawaal sidaa darteed maalinta beri oo sabti ah ay tahay maalinta koobaad ee ciidul fitriga. Wasaarada Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa caawa shaacisay in dhoor deegaan oo katirsan maamulka Jubbaland laga arkay bisha Shawaal lana xaqiijiyay. Agaasimaha Waaxda Diinta … Continue reading Mid kamid ah maamul goboleedyada dalka oo ku dhawaaqay in beri Ciid tahay